Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Munaasabad lagu xusayay cudurka Autismka oo muqdisho lagu qabtay

DHAGEYSO:Munaasabad lagu xusayay cudurka Autismka oo muqdisho lagu qabtay

Munaasabad lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee Cudurka autism-ka oo maanta ku beegan ayaa markii ugu horreysay waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.
Cudurka Autismka oo dalka Soomaaliya ku yar ayay Barayaal ka socdaa Xarunta Mustaqbal Centre oo ah Xarun Carruurta Cudurkaan qabta wax lagu Barro.
Cudurka ayaa saameeya koritaanka maskaxda carruurta.
Maamulka xarunta Mustaqbal ayaa faahfaahin ka bixiyay calaamadaha lagu Garto.
Waxaa sidoo kale goobta ka hadlay qaar ka mid ah Waalidiinta oo sheegay inay arkeen Caruur leh Calaamadaha Cudurka lagu garto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments