Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Berri oo lagu wado inay Muqdisho shir ku yeeshaan hoggaanka Soomaalida

Berri oo lagu wado inay Muqdisho shir ku yeeshaan hoggaanka Soomaalida

Waxaa lagu wadaa in berrito Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshaan Hoggaanka Maamul Goboleedyada,madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo gobolka Banaadir.
Shirkaan ayaa ka dhacaya Xaruntii hore ee Ciidamada Cirka Soomaaliya Afisyooni waxaana kaalinta ugu weyn ku leh dhinacyada beesha Caalamka ee Soomaaliya taageera.
Warqad ka soo baxday Xalay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamad C/laahi Farmaajo uu hoggaanka Maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir isugu yeeray Kulan looga hadlayo arrimaha doorashooyinka dalka Soomaaliy oo dib u dhac ku yimid ka dib muran iyo Isfahan waa ka dhexeeya Maamulada qaar iyo dowladda dhexe Hoggaankeeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments