Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home CAAFIMAADKA DHAGEYSO:Saynisyahan ka soo jeedo gobolka waqooyi bari oo soo saaray daawo xoojineyso...

DHAGEYSO:Saynisyahan ka soo jeedo gobolka waqooyi bari oo soo saaray daawo xoojineyso difaaca jirka

Saynisyahan ka soo jeedo gobolka waqooyi bari ee dalka islamarkaana Soomaali ah ayaa soo saaray daawo xoojineyso difaaca jirka oo boqolkiba boqol dabiici ah.
Daawadan ayaa waxaa la dhaha CR7.
Prof. Maxamad Xuseen Cabdille ayaa soo saaray daawadan, iyadoo dad qaar ay sheegeen inay wax wayn u tartay ka dib markii uu ku dhacay xanuunka COVID-19.
Prof. Cabdille ayaa waxaa uu khadka teleefanka ugu warramay Maxamad Cali Madoobe.
Waxaa uuna ugu horayn weydiiyay halkii uu waxbarashadiisa hore ku soo qaatay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments