Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo la Kulmay bulshada degmooyink shaangaani iyo Cabdicasiis

DHAGEYSO:Duqa Muqdisho oo la Kulmay bulshada degmooyink shaangaani iyo Cabdicasiis

Guddomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqodisho ee Caasimada Soomaaliya Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay bulshada ku Nool Degmooyinka Shangaani iyo Cabdicasiis wuxuuna kala hadlay Baahiyaha ay qabaan iyo sida wax looga qaban karo.
Qaar ka mid ah dadkii ka socday Degmooyinkaan ayaa Gudoomiyaha la Wadaagay baahiyaha ay doonayaan in wax looga qabto ee degmooyinkooda ka Jira gaar ahaab dhinacyada,Caafimaadka,Amniga,Nadaafada iyo isdhexgalka Bulshada.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud Cumar Filish ayaa dhankiisa Tilmaamay in Maamulkiisu ay ka go’antahay la dagaalanka Musuqa iyo Wax ka qabashada baahiyaha ay qabaan shacabka degmooyinka Caasimada ku nool ayna Xoogga saarayaan Fulinta adeegyada aas-aasiga ah ee Bulshada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments