Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo Soo badhigtay Saamaynta Dhaqaale ee Covid 19

DHAGEYSO:Dowlada Soomaaliya oo Soo badhigtay Saamaynta Dhaqaale ee Covid 19

Wasiirka wasaarada Qorsheynta,hormarinta dhaqaalaha iyo Maalgashiga Caalamiga ah ee dowlada Fedraalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xassan ayaa wuxuu Magaalada Muqdisho ka daah furay daraasad lagu ogaanayo saameynta dhaqaale ee dalka Soomaaliya uu ku yeeshay saf marka Covid-19.
Wasiir Jamaal oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in daraasaadaan lagu ogaaday inuu jiro dhaawac guud oo dhaqaalaha dalka Soomaaliya soo gaaray kaasoo ay jiraan dhinacyo si agar ah ugu nugul sida ganacsiyada yar yar iyo dadka danyarta ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments