Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Guddiga qaran ee COVID-19 oo sheegay in dad aan astaamo muujin ay...

Guddiga qaran ee COVID-19 oo sheegay in dad aan astaamo muujin ay cudurka faafin karaan

Guddiga qaran ee loo xilsaaray la tacaalidda cudurka COVID-19 ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in ay suurtagal tahay in dad badan oo aan muujin astaamaha lagu garto xanuunka ay gudbin karaan fayraska corona.
Siyaabaha ay cudurkan ku gudbin karaan ayuu guddigu sheegay in ay ka mid tahay qufaca iyo hindisada.
Dadweynaha ayuu guddigan ku boorriyay in ay mar kasta sida habboon u xirnaadaan afduubka.
Kenyaanka ayaa lagula taliyay inay xaqiijiyaan in afkooda iyo sankooda ay ku daboolaan maaskarada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments