Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Doorka siyaasadda ee dadka baahiyaha gaarka qaba oo laga shiray

DHAGEYSO:Doorka siyaasadda ee dadka baahiyaha gaarka qaba oo laga shiray

Kulan looga hadlaayay doorka ay ka qaadan karaan siyaasadda Dalka Soomaaliya dadka qaba baahiyaha gaarka ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Shirkaan ayaa waxaa ka qayb galay Xubno ka tirsan Labada Golle ee Baarlamaanka Soomaaliya,Siyaasiin kale iyo Xubno ka socday Golaha Naafada qaranka Soomaaliya.
Dadkii ka qayb galay Kulankaan ayaa dhamaantooda Hoosta ka wada Xariiqay Muhiimadda ay leedahay in dadka qaba Baahiyaha gaarka ah ay helaan xaquuqdooda Dastuurku u qeexay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments