Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Barasaabka galbeedka Pokot oo sheegay in shaqada laga eryaya mas’uulkii aan qaadan...

DHAGEYSO:Barasaabka galbeedka Pokot oo sheegay in shaqada laga eryaya mas’uulkii aan qaadan tallaalka COVID-19

Guddoomiyaha ismaamulka galbeedka Pokot Prof. John Lonyangapuo ayaa wacad ku maray in uu shaqada ka eryi doono mas’uuliyiinta dowlad deegaankaas ee aan qaadan tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID-19.
Barasaabka ayaa wasiirrada iyo saraakiisha sar sare ee waaxyaha kala duwan ku amray in ay tallaalka qaataan.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in hoggaamiyaasha laga doonayo in ay shacabka u noqdaan ku dayasho wanaagsan

Mid ka mid ah howlwadeenada caafimaadka ee ismaamulkaas ayaa sidoo kale ka hadlay muhiimadda ay leedahay qaadashada tallaalka iyo wax ka jiro tuhunka dhanka badqabka ee laga qabo daawooyinka

Waxay wararku intaa ku darayaan in ay weli hooseyso tirada dadweynaha ismaamulka galbeedka Pokot ee ilaa iyo hadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments