Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday kaniisad ku taalla Indonesia

Weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday kaniisad ku taalla Indonesia

Wararka naga soo gaaraya dalka Indonesia ayaa sheegaya in nin isa soo miidaamiyay uu isku dhex qarxiyay kaniisadda Katholigga.
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay magaalada Makassar halkaas oo dhowr qof ay ku dhaawacmeen.
Sida laga soo xigtay ciidamada booliska iyo goobjoogayaal dad badan ayaa gudaha kaniisadda ku jiray markii uu weerarku dhacayay.
Booliska ayaa sheegay in ilaa iyo hadda aan la aqoonsan cidda weerarka ka dambeysay sidoo kalena ma jirto koox mas’uuliyadiisa sheegatay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments