Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dowladda oo loogu baaqay in ay dhaqaale ku filan u qoondeyso ardayda...

Dowladda oo loogu baaqay in ay dhaqaale ku filan u qoondeyso ardayda qabo baahiyaha gaarka ah

Wasaaradda waxbarashada ee dalka ayaa loo soo jeediyay in ay kordhiso miisaaniyadda dhaqaale ee ay siiso xarumaha ay wax ku bartaan ardayda qabo baahiyaha gaarka ah.
Baaqan waxaa soo saaray ururka ay ku mideysan yihiin macallimiinta ardaydan dugsiyada u dhigo ee (KUSNET)
Xoghayaha guud ee ururka KUSNET James Torome ayaa sheegay in ay ku dadalayaan sidii loo wanaajin lahaa adeegyada ay helaan barayaashan iyo ardayda.
Torome ayaa sheegay in dalladda uu hoggaamiyo ay xubno ka yihiin in ka badan 9,001 oo macallimiin ah.
Waxaa uu intaa ku daray inay hiigsanayaan in xubnaha ururka ay tiro ahaan noqdaan 18,000.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments