Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Xaaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyootay Nairobi

Xaaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo ku geeriyootay Nairobi

Alle ha u naxariistee waxaa magaaladatan Naiorobi ku geeriyootay Raxmo Maxamuud Gacal oo ahayd xaaskii madaxwaynihii hore ee dalka Soomaaliya Cali Mahdi Maxamad.
Marxuumad Raxmo Maxamuud Gacal ayaa dhawanahaan ku xanuunsanayd Isbitaal ku yaalla magaala madaxda dalka ee Nairobi.
Waxaana maalmihii ugu dambeeyay laga dayrinayay xaaladdeeda caafimaad.
Dhawaan ayay ahayd markii uu geeriyooday madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamad ee ahaa seygeeda, waxaana uu ku geeriyooday isbitaal ku yaalla caasimadda dalka ee Nairobi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments