Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo ergo u diray madaxda shirka ka maqan

DHAGEYSO:Madaxweynaha Soomaaliya oo ergo u diray madaxda shirka ka maqan

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska Dowladda Fedraalka ah ee Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamad C/laahi Farmaajo uu ergo madaxweynayaal ah u diray Madaxda Maamullada Puntland iyo Jubbaland si ay uga soo qayb-galaan shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Maalinkii shanaad ka socda Xerada Ciidamada Cirka Soomaaliya ee Afisyooni.
Wasiirka Warfaafinta oo Galinkii dambe ee Shalay Warbaahinta kula hadlay Xerada Afisyooni ayaa sheegay in maadama shirka uu socday muddo afar Cisho ah uu madaxweynuhu u arkayo inay lagama maarmaan tahay in dhamaan dhinacyada ka qaman shirka ay qayb ka soo noqdaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments