Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka bariga Mandera oo shacabka ugu baaqay in ay ka wada shaqeyaan...

DHAGEYSO:Xildhibaanka bariga Mandera oo shacabka ugu baaqay in ay ka wada shaqeyaan amniga

Mudanaha laga soo doortay deegaan baarlamaneedka bariga Mandera Cumar Maxamad Macallim ayaa ka tacsiyeeyay geeridii shalay ku timid ugu yaraan labo qof oo lagu dilay weerarkii baska ee ka dhacay deegaanka Lafeey.
Waxaa uu shacabka ku nool Mandera ugu baaqay in ay iska kaashadaan ka shaqeynta nabad galyada oo ayna u midobaan cadow uu xusay inuu in muddo ah dhibaatooyin ku hayay dowlad deegaankaas

Xildhibaanka ayaa sidoo kale shakhsiyaad faafinaya warar been abuur ah oo ku saabsan qaraxii shalay ku boorriyay in ay arrinkaas ka fiirsadaan oo aynan bulshada colaad ka dhex abuurin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments