Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Jaamacadda Kenyatta oo ay ka socoto doorashada mas’uuliyiinta ururka UASU

DHAGEYSO:Jaamacadda Kenyatta oo ay ka socoto doorashada mas’uuliyiinta ururka UASU

Waxaa maanta dhacaysa doorashada ururka ay ku midoobeen barayaasha jaamacadaha ee UASU qaybteeda jaamacadda Kenyatta
Ustaadh Cabdullahi Bundiid ahna guddoomiyaha guddiga doorashadan maareynaya ayaa idaacadda Star FM faahfaahin ka siiyay.
Mowlid Maxamad Shuuriye ayuu khadka taleefoonka ugu warramay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments