Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Shirkadda qaran ee duulimaadka oo lumisay 36 bilyan

Shirkadda qaran ee duulimaadka oo lumisay 36 bilyan

Shirkadda qaran ee duulimaadka ee Kenya Airways ayaa sheegtay in sanadkii hore uu soo gaaray khasaaro hantiyeed oo dhan 36.2 bilyan oo shilin.
Qiimahan ayaa lagu sheegay midkii ugu sarreeyay ee ay shirkad ku taalla gudaha Kenya diiwaangeliso in dhaqaale ahaan ay lumisay taariikhda wadanka.
Waxaa arrinkan loo aaneeyay saameynta ka dhalatay cudurka COVID-19 oo carqaladeeyay howlaha duulimaadka.
Shirkadda ayaa sheegtay in sanadkii hore ay u adeegtay rakaab dhan 1.8 milyan marka loo barbardhigo 2019-kii oo tiradan ay ahayd 5.2 milyan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments