Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dad deegaanadooda ay Shabaab ka barakiciyeen oo xaalado nololeed wajahaya

DHAGEYSO:Dad deegaanadooda ay Shabaab ka barakiciyeen oo xaalado nololeed wajahaya

Qaar ka mid ah qoysas danyar ah oo ay Al-Shabaab ka soo barakiciyeen deegaano ka tirsan gobolka shabeellada Hoose ayaa waxay Wajahayaan Xaalad nololeed oo aad u daran.
Qaar ka mid ah dadkaan oo ku nool Kaam ku yaala Degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa warbaahinta la hadlay waxayna sheegeen inay guryahoodii iyo Xoolahoodiiba ay ka soo carareen ka dib markii sidaa lagu amray.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments