Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dableey in ka badan 130 qof ku dishay Niger

Dableey in ka badan 130 qof ku dishay Niger

Wararka naga soo gaaraya dalka Niger ayaa sheegaya in rag hubeysan oo mootooyin adeegsanaya ay dileen ugu yaraan 137 qof.
Waxay weeraro kala duwan ku qaadeen tuulooyin ku yaalla koonfurta galbeed ee wadankaas.
Tuulooyinkan ayaa kala ah Intazayene, Bakorat iyo Wistane waxayna u dhow yihiin xadka kala qaybiya dalalka Niger iyo Mali.
Ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weeraradan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments