Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya SAWIRRO:Dowladda oo guul u rajeeysay ardayda maanta imtixaanada qaran billaabay

SAWIRRO:Dowladda oo guul u rajeeysay ardayda maanta imtixaanada qaran billaabay

Afhayeenka dowladda dhexe Mr. Cyrus Oguna ayaa guul u rajeeyay dhammaan ardayda maanta billaabay in ay sameyaan imtixaanka qaran ee fasalka sideedaad ee dugsiyada hoose dhexe (KCPE).
Waxaa uu carrabka ku dhuftay in ardayda iyo macallimiinta ay sameyeen dadaal ku filan oo la xiriira imtixaanka shahaaddiga ah.
Oguna ayaa sidoo kale waalidiinta iyo dadka mas’uulka ka ah carruurta ugu baaqay in ay niyadda u dhisaan xilligan adag.
Sanadkan waxaa imtixaanka sameynaya arday tiro ahaan dhan 1.19 milyan.
KCPE-da ayaa lagu sameyn doona 28,467 xarumood guud ahaan dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments