Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Shacabka ku nool Laascanood oo ka hadlay shirka madaxda Soomaalida Muqdisho kaga...

DHAGEYSO:Shacabka ku nool Laascanood oo ka hadlay shirka madaxda Soomaalida Muqdisho kaga furmay

Bulshada Soomaaliyeed ee ku Nool magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool ayaa aragtidooda ka dhiibtay shirka arrimaha doorashooyinka Soomaaliya looga Hadlayo ee maanta ka furmay Magaalada Muqdisho.
Shacabka Laascanood ayaa Madaxweynaha Soomaaliya uga mahadceliyay Tanaasulkiisa waxayna Madaxda Maamulada iyo guud ahaan siyaaasiinta Soomaalida ugu baaqeen inay dalka dantiisa ka wada shaqeeyaan si wadanku horay ugu sii dhaqaaqo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments