Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Saddex haween ah oo ku dhintay harada Victoria

DHAGEYSO:Saddex haween ah oo ku dhintay harada Victoria

Saddex haween ah ayaa lagu soo warramayaa in ay dhinteen ka dib markii doon ay saarnayeen ay kula degtay harada Victoria.
Wararka ayaa intaa ku daraya in haweenkan ay ka safreen deegaanka Kasarani ee ismaamulka Nairobi.
Dhacdadan ayaa laga soo tabiyay aagga Arongo ee degmada Seme oo ka tirsan ismaamulka Kisumu.
Ciidamada booliska ayaa xaqiijiyay in la helay meydadka saddexda qof halka labo kale weli la la’yahay.
Warbixinta booliska ayaa tilmaamaysa in shakhsiyaadkan ay ka soo laabteen aas ka dibna guda galeen in ay sawirro iska qaadaan.
Mid ka mid ah dadka deegaanka ayaa warbaahinta uga warrantay sida ay wax u dhaceen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments