Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay shirka berrito furmaya

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay shirka berrito furmaya

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in shirka madaxweynaha Soomaaliya ku baaqay uu ka dhici doonaa xerada ciidanka cirka ee Afasiyooni.
Waxaa uu intaa ku daray in qaban qaabadiisa uu ku howlan yahay xafiiska ra’iisul wasaaraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments