Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya SAWIRRO:Diyaarad ku burburtay ismaamulka Marsabit oo ay dad ku dhinteen

SAWIRRO:Diyaarad ku burburtay ismaamulka Marsabit oo ay dad ku dhinteen

Diyaarad ayaa maanta ku burburtay dowlad deegaanka Marsabit gaar ahaana goobta lagu magacaabo Kofia Mbaya.
Duuliyaha iyo ku xigeenkiisa oo kaliya ah saarnaa diyaaradda ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen.
Booliska ayaa sheegay in diyaaradda ay ku sii jeeday kulan nabadeed oo ka dhacayay deegaanka Ileret.
Balse baraha bulshadsa ayaa lagu faafiyay in diyaaradda ay waday waraaqaha imtixaanka ee fasalka 8-KCPE-da.
Waxaana ilaa iyo hadda caddeyn in diyaaradaas ay waday waraaqaha imtixaanka maadaama ay sixun uu burburtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments