Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Gabar ka soo jeeda gobolka waqooyi bari oo qortay buug Sawaaxili ah

DHAGEYSO:Gabar ka soo jeeda gobolka waqooyi bari oo qortay buug Sawaaxili ah

Sumeya Maxamad Nuur oo ah gabaar kasoo jeedo gobolka waqooyi bari ee dalka ayaa shalay soo bandhigtay buug ay ku qortaay luuqadda Sawaxiliga, iyadoo sheegtaay in ay bugeeda diiradda ku saartay saameynta baraaha bulshada iyo dhallinta.
Qaar kamid mas’uuliinta laga soo doortay ismaamulka Wajeer u hor kacayo xilidhibaanka degaanka Ceeldas Aadan Keynaan ayaa ka qayb galay xaflaadda lagu soo bandhigay buuga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments