Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay mid ka mid ah Musharaxiinta Xilka...

DHAGEYSO:Ra’isulwasaaraha Soomaaliya oo Xafiiskiisa ku qaabilay mid ka mid ah Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilsay Musharrax Madaxweynaha Soomaaliya Jibriil Ibraahim Cabdulle oo ay ka wada hadleen sidii doorasho nabdoon oo daah furan ay dalka Soomaaliya uga dhici lahayd.
Musharax Jabriil oo ka mid Kulanka Ra’isulwasaaraha Waraahinta la hadlay ayaa sheegay inay Waajib tahay in dhamaan Muwaadiniinta Soomaaliyeed qayb ka noqdaan sidii dalkaan ay uga dhici lahayd Doorasho Xor iyo Xalaal ah oo la isla Ogolyahay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments