Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Safiirada midowga Yurub oo ku heshiiyay xayiraad ka dhan ah Shiinaha

Safiirada midowga Yurub oo ku heshiiyay xayiraad ka dhan ah Shiinaha

Sida laga soo xigtay labo ka mid ah dibloomaasiyiinta wadamada xubnaha ka ah midowga Yurub , safiirrada dalalkan ayaa maanta ku heshiiyay xayiraado ka dhan ah Shiinaha.
Tallaabadan oo la doonayo in ay ansaxiyaan wasaaradaha arrimaha dibadda ee wadamadan ayaa saameynaya afar sarkaal oo u dhashay Shiinaha iyo hal shirkad oo uu fadhigeedu yahay Beijing.
Waxaa loo haystaa ku xadgudubka xuquuqul aadanaha.
Xayiraadda ayaa la xiriirta xannibaad la saaraya safarrada iyo hantida shakhsiyaadkan .
Sanadkii 1989-kii ayay ahayd markii Midowga Yurub uu cunaqabateyn dhanka hubka ah ku soo rogay Shiinaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments