Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Galmudug oo sheegtay inay dhamaadka sanadkaan Shabaab ka saarayaan deegaanadooda

DHAGEYSO:Galmudug oo sheegtay inay dhamaadka sanadkaan Shabaab ka saarayaan deegaanadooda

Wasiirka Amniga Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmad Macalin Fiqi oo warbaahinta dowladda Soomaaliya u warramay ayaa Faahfaahin ka bixiyay xaaladda amaanka deegaanada Maamulka Galmudug iyo halka ay Maryaan Howlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee deegaanada maamulkaas laga fuliyo.
Axmad Macalin Fiqi ayaa sheegay in dhamaadka sanadkaan deegaanada Galmudug gabi ahaanba laga xoreyn doono kooxaha Al-shabaab oo uu xusay inay Sanado badan gabaad ka dhiganayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments