Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doodii badda ee shalay

DHAGEYSO:Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay doodii badda ee shalay

Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka Soomaaliya Suleebaan Maxamad Maxamuud ayaa ka warbixiyay Fadhigii shalay ee Maxkamadda Cadaaladda Adduunka ee ICJ ee ku Saabsanayd dooda dacwadda badda ee u dhexeysa Soomaaliya iyo Kenya.
Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay inay Qareenada Soomaaliya Matalaya iyo gudidga Soomaaliya ee halkaas ku sugan ay si faahfaahsan doodooda u soo bandhigeen Wareega Koobaadna saas ku soo dhamaaday kan Xigana la guda galayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments