Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Deegaano Jowhar hoos yimaada oo biyo la’aan ka jirto

DHAGEYSO:Deegaano Jowhar hoos yimaada oo biyo la’aan ka jirto

Xaalad biyo la’aan ah ayaa laga soo sheegaya deegaano hoostaga Degmada Jowhar ee Xarunta gobolka shabeellada dhexe sidoo kalena ah Caasimadda Maamulka Hirshabeelle.
Qaar ka mid ah shacabka ku nool Tuulada Bananeey ee degmada Jowhar Hoostaga ayaa warbaahinta la hadlay waxayna ka cabanayaan Biyo la’aanta,Ayaxa iyo dhibaatooyin kale oo deegaanada gobolka shabeelada dhexe ka jira.

Arrintan ayaa waxay ku soo aadaysaa ayadoo shalay dowladda Soomaaliya ma rkale ku celisay baaqeedii ahaa in dalka Soomaaliya ay ka jirto Xaalad daran oo dhanka Binuaadanimada ah taasoo ka dhalatay abaaro is xigxigay,Ayaxa iyo Colaadaha ka jira Gobolada Qaarkood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments