Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Waayeel loo haysto inuu gabadh ku faraxumeeyay Kakamega oo berri maxkamadda la...

Waayeel loo haysto inuu gabadh ku faraxumeeyay Kakamega oo berri maxkamadda la soo taagaya

Waxaa la filayaa in uu berri maxkamadda ka soo hormuuqdo eedeysane 79 sano jir ah oo loo haysto inuu faraxumeeyay gabadh ay da’deedu tahay 13 sano.
Ninkan ayaa la xiray maalinkii Jimcaha waxaana xilligaas gacanta ku dhigay ciidamada waaxda dambi baarista dalka ee DCI-da.
Falka lagu tuhmay ayaa la soo tabiyay in uu gaystay xilli uu ku sugnaa tuulada Liyenga ee ismaamulka Kakamega.
Eedeysanaha ayaa lagu magacaabaa Andrea Esani.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments