Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiirkii hore ee beeraha oo ka hadlay siyaasadda bartamaha dalka

DHAGEYSO:Wasiirkii hore ee beeraha oo ka hadlay siyaasadda bartamaha dalka

Wasiirkii hore ee wasaaradda beeraha Mr. Mwangi Kiunjuri ayaa shacabka ku nool ismaamullada gobolka bartamaha dalka ugu baaqay in siyaasad ahaan aan lagu dan gaarin sida uu hadalka u dhigay.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in loo baahan yahay in dadweynaha bartamaha dalka loo ogolaado in ay soo doortaan madax ay ku qanacsan yihiin.
Mr. Kiunjuri ayaa dhanka kale sheegay ka hor inta aynan soo dhisin musharrax madaxweyne ay khasab tahay in loo caddeeyo qoondada dhanka xilalka ee ay dowladda ku yeelanayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments