Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Wasiirka maaliyadda ee Garissa oo ka hadlay qarashaadka ardayda looga bixiyo waxbarashada

DHAGEYSO:Wasiirka maaliyadda ee Garissa oo ka hadlay qarashaadka ardayda looga bixiyo waxbarashada

Wasiirka wasaaradda maaliyadda iyo qorsheynta howlaha dhaqaale ee ismaamulka Garissa Ciise Oyoow ayaa sheegay in dhawaan la soo bandhigi doono xayaysiin ku saabsan qaabka ardayda looga bixin doono qarashaadka tacliinta.
Waxaa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyn loo jeediyay dowladda ismaamulka Garissa oo ah in aynan in muddo ah bixin lacagaha loo yaqaano bursary ee ardayda looga taageero dhanka dhaqaalaha waxbarasho.
Sidoo kale wasiirka ayaa xusay in ay mudnaanta koowaad siin doonaan ardayda baranaya culuunta caafimaadka, injineernimada iyo macallinimada

Waxaa uu hadalkan ka jeediyay munaasabad xalay madaxda Garissa ay lacag uruurin ugu sameyeen arday baranaya caafimaadka iyo gabar xanuunsan .
Lacag dhan 5 milyan , 193 kun iyo 250 shillin ayaa xalay munaasabaddaas lagu uruuriyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments