Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Hirshabeelle oo ku baaqday in ka hortag lagu sameeyo fatahaada wabiga

DHAGEYSO:Hirshabeelle oo ku baaqday in ka hortag lagu sameeyo fatahaada wabiga

Wasaaradda beeraha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ayaa ku baaqday in laga wada qayb qaato ka hortagga fatahaada uu sameeyo wabiga Shabeelle.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Beeraha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim Daqarre ayaa dowladda dhexe ee Soomaaliya Maamulka Hirshabeelle iyo Ganacsatadaba ugu baaqay inay ka wada qayb qaataan ka hortagga Fatahaada Wabiga Shabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments