Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya Inta badan waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran

Inta badan waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran

Sida ay tabiyeen warbaahinada gudaha dalka Somalia Waxaa Saaka xiran inta badan Waddooyinka Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Ciidanka Ammaanka ayaa diiday in Waddooyinka ay maraan wax gaadiid ah.
Meelo ka mid ah degmooyinka Muqdisho Saaka waxaa ka taagan xanibnaan iyadoo ay tahay maalin Sabti ah oo inta badan Shacabka ay leeyihiin Shaqooyin.
Ciidamada Amaanka oo wata Gaadiid Dagaal ayaa jooga Wadooyinka Caasimadda.
Lama oga ujeedka loo xiray Waddooyinka Magaalada ,iyadoo Saaka lagu waa bariistay Xirnaanshahooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments