Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila Odinga oo wali lagu daaweynaya isbitaalka Nairobi

DHAGEYSO:Raila Odinga oo wali lagu daaweynaya isbitaalka Nairobi

Hoggaamiyaha xisbiga ODM Raila Odinga ayaa wali daaweyn ku qaadanaya isbitaalka Nairobi Hospital ka dib markii laga helay cudurka CoronaVirus.
Qaar ka mid ah saraakiisha xisbiga ODM ayaa iyaguna laga baaray xanuunka.
Mr Odinga sida ay dhakhaatiirta sheegeen xaaladiisa waa ay wanaagsan tahay.
Hoggaamiyaasha diimeed ee gobolka Nyanza ayaa shalay u qabtay kulan duco ah iyagoona u rajeeyay Raila inuu ka soo kabsado xanuunkan

Dhanka kale agaasimaha isgaarsiinta xisbiga ODM Philip Etale ayaa laga helay cudurka Covid-19
Tani ayaa ku soo aadeysa laba maalin uun ka dib markii madaxa xisbiga ODM Raila Odinga laga helay cudurkan
Qoyska iyo shaqaalaha Raila ayaa si kastaba ha ahaatee laga helin fayraska Korona.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments