Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Tallaalka COVID-19 oo laga billaabay Garissa

DHAGEYSO:Tallaalka COVID-19 oo laga billaabay Garissa

Waxaa maanta isbitaalka weyn ee magaalada Garissa ka billowday bixinta tallaalka ka dhanka ah cudurka COVID-19.
Waxaa ugu horreyn tallaalka qaatay hawl wadeenada caafimaadka waxaana ku xigi doono sida uu qorshuhu yahay ciidamada ammaanka iyo macallimiinta sida uu idaacadda STAR FM u sheegay Xasan Canshuur oo ah sarkaalka sare ee waaxda caafimaadka ee ismaamulka Garissa.

Dadkii tallaalka maanta qaatay ayaa waxaa ka mid ahaa Dr. Cabdi Xasan oo ka mid ah mas’uliyiinta hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO oo dadweynaha ugu baaqay in ay qaataan tallaalka .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments