Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Bukaan 12 sano sariir-yaal ku ah Mandera oo bulshada ka codsaday in...

DHAGEYSO:Bukaan 12 sano sariir-yaal ku ah Mandera oo bulshada ka codsaday in ay caawiyaan

Mukhtaar Axmad Locog waa bukaan 57 sano jir ah oo ku sugan ismaamulka Mandera ee gobolka waqooyi bari .
Waxaa uu sariir-yaal yahay 12-kii sano ee ugu dambeeyay ka dib xanuun uu in muddo ah qabay.
Bukaanka oo ay haystaan daruufo kale oo nololeed ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday in ay gacan u fidiyaan si loo daaweeyo.
Khadka taleefoonka ayuu maanta ugu warramay Mowlid Maxamad Shuuriye wuxuuna ugu horreyn faahfaahinayaa xanuunka daashaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments