Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Agab lagula tacaalaya COVID-19 oo la gaarsiiyay Garbahaareey

DHAGEYSO:Agab lagula tacaalaya COVID-19 oo la gaarsiiyay Garbahaareey

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka soomaaliya ayaa agab lagula tacaalayo Covid-19 gaarsiisay magaalada Garbahaareey ee gobolka Gedo.
Waxaa arrinkan faahfaahin ka bixiyay wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee soomaaliya Dr .Axmad Xuseen Macalin.

Maamulka iyo waxgaradka Garbahaareey ayaa wasaaradda caafimaadka uga mahadceliyay agabka ay halkaas gaarsiisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments