Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xubnaha guddiga nabadgalyada ee baarlamaanka dalka oo tagay Garissa

DHAGEYSO:Xubnaha guddiga nabadgalyada ee baarlamaanka dalka oo tagay Garissa

Maxamad Mooge ayaa dhameystiraya

Dhanka kale guddiga amniga ee baarlamaanka ayaa taageeray hadal uu dhawaan jeediyay wasiirka arrimaha gudaha Dr. Fred Matiang’i oo ahaa in hubka loo sharciyeeyay laga qaado siyaasiyiinta aan sida habboon u adeegsan.
Guddoomiyaha guddigan Paul Koinange ayaa xilli uu ku sugnaa ismaamulka Garissa sheegay in ay wasiirka ku garab taagan yihiin dhaqangelinta go’aankan oo uu ku sheegay mid ay dani ugu jirto xasiloonida wadanka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments