Mudanaha laga soo doortay bariga ismaamulka Mandera Cumar Saala oo madaraso dhamaystiran u dhisay bulshada xaafadda Busley ee magaaladaasi taas oo ay u baahi qabeen dadka ku nool xaafadaasi.
Maxamuud Maxamad Sheekh Lafagari ayaa faahfaahinta qodobkan Mandera ka soo diray