Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ruto oo sheegay inuu yahay qofka ku habboon la wareegidda talada dalka

DHAGEYSO:Ruto oo sheegay inuu yahay qofka ku habboon la wareegidda talada dalka

Madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ayaa sheegay in uu yahay siyaasiga ku habboon in sanadka 2022-ka uu madaxweyne Uhuru Kenyatta kala wareego hoggaanka wadanka.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in marka loo barbardhigo siyaasiyiinta kale uu si buuxda u fahansan yahay halka uu marayo qorshihii horumarineed ee Jubilee.
Xilli uu ku sugnaa ismaamulka Meru ayuu carrabka ku adkeeyay in uu labo doorasho oo isku xigta uu taageeray Mr. Kenyatta.
William Ruto ayaa mar kale sheegay in loo baahan yahay in wax laga beddelo siyaasadda dhaqaale ee wadanka oo mudnaanta koowaad la siiyo taageeridda danyarta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments