Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Puntland oo sheegtay in la qabtay dadkii ka dambeeyay dil dhawaan wariye...

DHAGEYSO:Puntland oo sheegtay in la qabtay dadkii ka dambeeyay dil dhawaan wariye loogu geystay Gaalkacyo

Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni ayaa sheegay inay Gacanta ku hayaan shakhsiyaad looga shakisan yahay dilkii Wariye Jamaal Aadan Faarax loogu geystay Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.
Wuxuu sidoo kale Madaxweyne Deni amray Ciidamada amaanka inay laba jibaaraan howlgalada amaanka si gacanta loogu soo dhigo dadka dilalka iyo weerarrada ka gaysta deegaanada maamulkaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments