Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madarasada Al-Fataax ee Wajeer oo maanta lacag uruurin loo sameynaya

DHAGEYSO:Madarasada Al-Fataax ee Wajeer oo maanta lacag uruurin loo sameynaya

Waxaa lagu wadaa in galabta salaadda casar ka dib xaafadda Islii ee magaalada Nairobi gaar ahaan maqaaxida loo yaqaano Urban ee Pumwani lagu qabto munaasabad isugu jirto muxaadaro jeedin iyo lacag uruurin loo sameyn doono waqafka madarasada Al-Fataax ee ismaamulka Wajeer.
Guddoomiyaha guddiga sare ee machadka Al-Fataax , Dr. Ibraahim Faarax ayaa xafladda maanta faahfaahin ka siiyay Mowlid Maxamad Shuuriye oo wareystay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments