Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Agaasimaha isbitaalka Martiini oo faahfaahin ka bixiyay baahida isbitaalkaas ka jirta

DHAGEYSO:Agaasimaha isbitaalka Martiini oo faahfaahin ka bixiyay baahida isbitaalkaas ka jirta

Agaasimaha isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho ahna Goobta Koowaad ee dowladda Soomaaliya ugu talagashay in lagula tacaalo Cudurka Covid 19 ayaa sheegay inay ka jiraan baahiyo badan garab istaagna u baahan yahay.
Agaasimaha Isbitaalka Martiini Dr Cabdirisaaq Yuusuf Jalaaludiin ayaa sheegay in Isbitaalka uu yahay isbitaal dadweyne oo qofkasta wax ku leedahay loona baahan yahay in garab istaag loo muujiyo si loo badbaadiyo nolosha dadka Soomaaliyeed ee Xanuunku soo ritay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments