Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Ashraf Ghani “Dowladdeeda waxay diyar u tahay doorasho cusub"

Ashraf Ghani “Dowladdeeda waxay diyar u tahay doorasho cusub”

Madaxweynaha Afghanistan Ashraf Ghani ayaa sheegay in maamulkiisa ay diyaar u tahay in wada hadal ay ka sameyso qabashada doorasho cusub si loo sii wado wada hadallada lala yeelanayo kooxda Talibaan
Madaxweyne Ghani ayaa ku adkeystay in dowlad kasta oo cusub ay ku soo baxdo nidaamka dimuqraadiyadda
Waxuu sheegay in dowladdiisu ay diyaar u tahay wada hadallo ku aadan qabashada doorashooyin xor iyo xalaal ah loona dhan yahay, beesha calamkuna ay garwadeen ka tahay.
Hadalkan ayuu ka jeediyaay kalfadhiiga barlamaanka ee Kabul

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments