Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Puntland oo sheegtay inuu Sare u kacay Cudurka Covid 19

DHAGEYSO:Puntland oo sheegtay inuu Sare u kacay Cudurka Covid 19

Wasiirka Caafimaadka Maamulka Puntland Dr Jaamac Faaraxa Xassan ayaa sheegay inuu aad sare ugu kacay Heerka faafitaanka Cudurka Covid ee Deegaanada Maamulka Puntland.
Wasiirka ayaa sheegay in waqtiga marxaladaan oo kale lagu jiro loo baahan yahay in feejignaan iyo taxadar dheeraad ah la sameeyo si cudurka loo xakameeyo faafitaankiisa bulshada dhexdeeda ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments