Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Waaxda dacwad oogidda oo faahfaahin ka bixin doonto hannaanka maaraynta kiisaska

Waaxda dacwad oogidda oo faahfaahin ka bixin doonto hannaanka maaraynta kiisaska

Waaxda dacwad soo oogidda dalka ayaa lagu wadaa in ay toddobaadkan shacabka la wadaagto macluumaad ku saabsan maaraynta kiisaska kala duwan.
Sida lagu sheegay qoraal la soo dhigay barta rasmiga ee Twittarka waaxda ODPP ,waxay sidoo kale sharaxaad ka bixin doontaa muhiimadda ay leedahay in nidaamka cadaaladda laga dhigo mid dijitaal ah.
ODPP ayaa soo saartay qaabka la doonayo in loo diiwaangeliyo warbixinadda la xiriira falal dambiyeedyada , geeddisocodka baaritaannada, howlaha maxkamadeynta iyo go’aamada ka soo baxo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments