Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Soomaaliya DHAGEYSO:Nin waxyaabaha maanka dooriya isticmaalay oo masjid Muqdisho ku yaala toorey ku...

DHAGEYSO:Nin waxyaabaha maanka dooriya isticmaalay oo masjid Muqdisho ku yaala toorey ku weeraray

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa sheegaya in nin waxyaabaha Maanka Dooriya isticmaalay uu weeraray dad Jameeco ah oo ku tukanayay Xalay Masjid ku yaalay degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
Qaar ka mid ah shacabka gaar ahaan Jameecadii ku sugnaa Masjidka la weeraray ayaa warbaahinta gudaha Soomaaliya la hadlay waxaayna sheegeen in dhacdooyinka noocaan ah ay soo noqnoqdeen ayagoo laamaha amaanka ugu baaqay inay wax ka qabtaan dhibaatada jirta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments