Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Raila oo dhaliilay siyaasadda Ruto

DHAGEYSO:Raila oo dhaliilay siyaasadda Ruto

Madaxa xisbiga ODM Raila Odinga ayaa isagoo ku sugan ismaamulka Busia ee gobolka galbeedka dalka sheegay in faa’iidooyin badan ay dalka ugu jiraan dhaqangelinta qorshaha sharci beddelka ee BBI

Raila ayaa sidoo kale dhaliilay siyaasadda madaxweyne ku xigeenka dalka William Ruto ee ay xeeladdu u tahay tageeridda danyarta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments