Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Mid ka mid ah wadayaasha mataatuuda oo la xiray ka dib markii...

DHAGEYSO:Mid ka mid ah wadayaasha mataatuuda oo la xiray ka dib markii uu baabuur ka riiqay haweeney

Saraakiisha ammaanka ee magaalada Thika ee ismaamulka Kiambu ayaa xabsiga u taxaabay mid ka mid ah wadayaasha baabuurta ay dadweynaha raacaan ee loo yaqaano mataatuuda.
Tallaabada ay saraakiishu qaadeen ayaa timid ka dib markii baraha bulshada lagu faafiyay muuqaal laga dhex arkaya ninkan oo jebinaya muraayadda baabuur ay haweeney wadatay.
Shirkadda Mataara Sacco oo uu eedeysanaha ka mid yahay howlwadeenadeeda ayaa raaligelin ka bixiyay falkii uu darawalku ku kacay

Eedeysanaha ayaa lagu wadaa in berri maxkamadda la soo taago.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments