Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dagaalka u dhexeya xuutiyiinta Yemen iyo dowladda oo sii xoogaystay

Dagaalka u dhexeya xuutiyiinta Yemen iyo dowladda oo sii xoogaystay

Waxaa sare u sii kacay iskudhacyada u dhexeya kooxda Xuutiyiinta iyo saraakiisha ammaanka ee dowladda Yemen.
Wararka ayaa tilmaamaya in ilaa 500 oo qoys lagu haysto gobolka istaraatiijiga ah ee Marib.
Militariga Yemen ayaa dhankiisa sheegay inuu dilay xubno ka mid ah kooxda Xuutiyiinta oo uu ku jiro taliye sare.
Toddobaadkii hore ayay ahayd markii qaramada midoobay ay ka digtay xaalad baniaadanimo oo shacabka soo foodsaari karto hadii iskudhacyada Marib ay sii socdaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments